Saturday, June 6, 2026
28.1 C
Mogadishu

RW Rooble oo ka qeybgalay Shirka Caalamiga ah ee Waxbarashada ee London +(SAWIRRO)

London (Halqaran.com) – Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah oo ka mid ah Madaxda ka qeyb qaadaneysa shirka Caalamiga Waxbarashada ee London ayaa ka qeyb galay falanqeyn ku saabsan waxbarashada oo ay ku wehliyeen madaxweynayaasha Seralione iyo Niger

Mr. Rooble ayaa nasiib darro ku tilmaamay, in khilaafaadka iyo masiibooyinka dabiiciga ee ka jiray Soomaaliya sanado badan ay si weyn u ragaadiyeen waxbarshada gaar ahaan xilligii uu sida weyn sare u kacay Cudurka Carona, taas oo ay Soomaaliya u dheer tahay dagaalka ay kula jirto kooxda argagaxisada ee Al-Shabaab.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...