Wednesday, July 8, 2026
25.2 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Dhacdo xannuun badan oo xalay ka dhacday magaalada Muqdisho +(WAREYSI)

Muqdisho (Halqaran.com) – Roobab xooggan oo xalay ka da’ay magaalada Muqdisho ayaa ka dhashay khasaaro isugu jira naf iyo maal.

Laakiin dhacdada ay dad badani la argagaxeen ayaa waxay ahayd, kaddib markii Aabe Soomaaliyeed caruur uu dhalay ay biyaha la tageen oo ay sidaa ku dhinteen carruurtiisa.

Aabahan Soomaaliyeed oo lagu magacaabo, Xasan Cabdullaahi Gacal ayaa musiibadaasi ku waayay 5 carruur ah oo uu dhalay, kuwaasi oo da’dooda u dhaxeysay 9 sano jir ilaa 7 bilood jir.

Xasan Cabdullaahi Gacal oo la hadlay laanta Af Soomaaliga ee BBC-da ayaa sheegay, in wax kasta oo ay qoyskiisa lahaayeen ay ku waayeen daadkii ilmihiisa ay ku dhinteen.

Aabahan Soomaaliyeed ayaa sheegay in wixii ku dhacay ay ahaayeen musiibo rabbaani ah.

Haddaba halka hoose ka dhageyso Wareysiga Aabahan Soomaaliyeed:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...