Friday, May 1, 2026
28.1 C
Mogadishu

R/wasaare Rooble oo ka hadlay dagaaladii ka dhacay Muqdisho

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay iska hor-imaadyadii saacadihii la soo dhaafay ka dhacay magaalada Muqdisho.

Ra’iisul Wasaare Rooble oo hadal kooban soo duubay ayaa sheegay in uu ka xun yahay dhibaatadii ka dhacday Muqdisho, isla markaana xalka ugu habboon ee arrintaas lagu xalin karo yahay wadahadal.

Ciidamada amniga ayuu faray in ay gutaan waajibaadkooda oo ay dhowraan oo ka hortaggaan khatar kasta oo bulshada dhibaato u keeni karto.

Shacabka ayuu ugu baaqay in ay dowladda kala shaqeeyaan amniga iyo xasiloonida Muqdisho.

Xafiiska wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...