Friday, November 7, 2025
28.6 C
Mogadishu

DAAWO VIDEO: Maxaa ka soo baxay Kulankii Madaxweyne Deni & Baarlamaanka Puntland?

Garoowe (Halqaran.com) – Xildhibaannada Baarlamaanka Dawlad Goboleedka Puntland oo Sabtidii maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ayaa dood dheer kadib qaadacay muddo kordhinta dhawaan ay Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya u sameeyeen Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Kulan ay Maanta yeesheen Golaha Wakiilada Puntland ayaa waxaa soo xaadiray 52 mudane, waxaana cod loo qaaday muddo kordhinta diiday 49 mudane hal Xildhibaan ayaa diiday halka ay ka aamuseen laba mudane.

Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni oo kulanka goobjoog ka ahaa ayaa Xildhibaannada Warbixin ka siiyay shirarkii fashilmay ee looga hadlayay doorashooyinka ee ka dhacay Magaalada Muqdisho.

Halka hoose ka daawo waxa ka soo baxay Kulanka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...