Puntland oo ka hortimid muddo kordhinta Farmaajo
DAAWO VIDEO: Maxaa ka soo baxay Kulankii Madaxweyne Deni & Baarlamaanka...
Garoowe (Halqaran.com) – Xildhibaannada Baarlamaanka Dawlad Goboleedka Puntland oo Sabtidii maanta kulan ku yeeshay magaalada Garoowe ayaa dood dheer kadib qaadacay muddo kordhinta dhawaan...




