Tuesday, May 12, 2026
27.9 C
Mogadishu

DHAGEYSO: DF Somaliya oo ku gacan seyrtey go’aan ka soo baxay guddiga xaqiiqo raadinta IGAD

Muqdisho (Halqaran.com) – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa mid xaqiiqada ka fog ku tilmaamtay warbixin uu soo saaray guddigii xaqiiqo raadinta ee dhawaan loo saaray xaqiiqo raadinta dacwaddii dowladda Soomaaliya ka gudbisay Dowladda Kenya.

Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska Xukuumadda Federaalka Sooomaaliya mudane Cismaan Abuukar Dubbe oo shir jaraa’id ku qabtay xarunta wasaradda ayaa guddigaas ku tilmaamay inuusan dhex-dhexaad ka noqon labada dal

“Report-ka soo baxay Dowladda Soomaaliya waxa uu ku noqday fajac iyo ammakaag, iyo qaadan waa, waxaan loo fadhiyin oo aan la fileyn, waxa uu ka hadalayaa warbixinta guddiga soo sareen wax Alle iyo wixii ay Soomaaliya dhibsanaysay ee ay sheegatay, guddiga xaqiiq raadinta Jabuuti ka socday waxay kasoo saareen mid wax kama jiraan ah”. ayuu yiri Wasiirka Warfaafinta ee XF Soomaaliya Dubbe.

Mr. Dubbe ayaa xusay in guddiga ay qoreen warbixin xaqiiqda ka fog,

Haddaba halka hoose ka dhageyso Shirka Jaraa’id Wasiira Warfaafinta:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...