Wednesday, April 29, 2026
28.7 C
Mogadishu

AKHRISO: Jubbaland oo war deg-deg ah ka soo saartay xaaladda G/Gedo, digniin culusna u dirtay DF Somaliya

Kismaayo (Halqaran.com) – Maamulka Jubbaland ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray faragelin iyo khal-khalka amni oo ay ku eedeeyeen Dowladda Federaalka Soomaaliya inay ka waddo deegaanno ka tirsan gobolka Gedo ee Jubbaland.

War-saxaafadeedka ayaa waxaa lagu sheegay in Beesha Caalamka ay dhowr jeer kasoo saareen baaqyo ku Aaadan in Dowladda Federaalka Soomaaliya faragelinta ka joojiso Gobolka Gedo, balse ay dhegaha ka fureysteen, sidoo kalena maalmihii la soo dhaafay hub iyo Ciidan horleh la geeyay Gobolka Gedo.

Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay in cawaaqib xumada ka dhalata dhibaato ay sheegeen in ay DF Soomaaliya ka waddo gobolka Gedo uu masuuliyadeedda dusha saaran doono Madaxweynaha wakhtiga xil-heyntiisa uu dhammaadka yahay ee JFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Halka hoose ka akhriso War-saxaafadeedka Jubbaland:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...