Thursday, April 30, 2026
28.3 C
Mogadishu

DHAGEYSO: Galmudug oo ku dhawaaqday Xaalad deg-deg ah oo uu horseeday Axaya

Galmudug (Halqaran.com) – Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka ee maamulka Galmudug ayaa Ku dhawaaqday xaalad deg-deg ah oo uu horseeday Ayaxa ku habsaday Deegaannada Galmudug.

Wasiirka Gargaarka ee dowlad goboleedka Galmudug, Cabdiraxmaan Maxamed Diiriye Makaawi oo la hadlay laanta Af Soomaaliga ee BBC-da ayaa ka digtay qatarta Ayaxa ee ku sii kordhaysa deegaannada Galmudug:

Wasaaradda ayaa waxa ay dalbatay Gurmad iyo Garab istaag deg-deg ah oo Galmudug hesho si Ayaxa loola dagaalamo.

Halkan ka dhageyso Codka Wasiirka Gargaarka ee Galmudug:

 

Sidoo kale halka hoose ka akhriso Xaaladda deg-dega ah oo ay ku dhaawacday Galmudug:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...