Thursday, July 16, 2026
25.2 C
Mogadishu

Ra’iisul Wasaarihii hore ee dalka Sudan oo u dhintay Coronavirus

Sudan (Halqaran.com) – Sadiq Al-Mahdi oo haa siyaasi caan ah iyo wadaad dhanka Diinta oo Sudan iyo dunidaba magac ku lahaa ayaa Khamiista maanta ah ku geeriyooday isbitaal ku yaala dalka imaaraadka.

Sadiq Al-Mahdi ayaa waxa uu ahaa ra’isul wasaarahii ugu dambeeyay ee dalka Sudan kaas oo si xor ah loo doorto, waxaana afganbiyay ciidanka oo talada la wareegay 1989 markaas oo Al-Bashiir majaraha Sudan qabtay.

Saraakiisha caafimaadka ee Isbitaalka uu ku jiray marxuumka ayaa sheegay in uu u dhintay xanuunka Coronavirus.

Sadiq al-Mahdi oo ahaa 84 jir ayaa wuxuu ra’isul wasaare ka soo noqday Sudan labo goor oo kala ahaa 1966 ilaa 1967 sidoo kale 1986 ilaa 1989.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...