Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa Arbacadii maanta qeybo ka mid ah gobollada dalka Soomaaliya iyo Magaalada Muqdisho ka bilawday bannaanbaxyo waaweyn oo looga soo horjeedo Aflagaadadii Nebiga (NNKH) uu u geystay Madaxweynaha dalka Faransiiska Emmanuel Macron.
Halka hoose ka Daawo Muuqaalka Bannaanbaxa oo uu baahiyay UniversalTV:





