Saturday, May 2, 2026
29 C
Mogadishu

Ra’iisul Wasaare Rooble oo maanta la kulmay Safiiro ka kala socday…

Muqdisho (Halqaran.com) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulan la qaatay safiirrada dalalka Nordic u jooga Soomaaliya, isaga oo kala hadlay Arrimo dhowr ah oo ku saabsan xaalada Soomaaliya.

Kulanka ayaa diiradda lagu saaray arrimaha Amniga, Doorashooyinka, Horumarinta Dhaqaalaha, Dowlad wanaagga, Cadaaladda iyo nabad dhisidda Soomaaliya.

Dalalka la isku yiraahdo Nordic oo aad u farabadan ayaa waxaa ugu caansan dalalka, Sweden, Norway, Denmark, Finland iyo  Iceland, waxaana kamid yihiin wadamada taageerada weyn siiya Soomaaliya.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...