Sunday, May 10, 2026
29.9 C
Mogadishu

Ra’iisul Wasaaraha magacaaban Rooble oo kulamo muhiim ah ka wada Muqdisho +(SAWIRRO)

Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar iyo Xildhibaanno ka tirsan Golaha Shacabka ee BF Soomaaliya ayaa Axadda maanta ah la kulmay Ra’iisul wasaaraha magacaaban mudane Maxamed Xuseen Rooble.

Mr. Mahdi iyo Xildhibaannada wehlinayay ayaa Ra’iisul wasaaraha magacaaban u hambalyeeyay una muujiyay taageero iyo garab istaag.

Ra’iisal Wasaaraha magacaaban ee dalka Soomaaliya, mudane Maxamed Xuseen Rooble oo aqbalay xilka uu madaxweynaha JF Soomaaliya u magacaabay Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

Mudane Rooble ayaa Golaha Shacabka weydiistay iney siiyaan codka kalsoonida, taas oo u suura galinaysa inuu soo dhiso xukuumad cusub.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...