Monday, June 1, 2026
26.8 C
Mogadishu

Sii-hayaha RW dalka ‘Mahdi’ oo kulan la qaatay madaxweyne ku-xigeenka Galmudug

Muqdisho (Halqaran.com) – Sii-hayaha xilka xalka Ra’iisul Wasaaraha dalka, Mudane Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa kulan la qaatay Madaxweyne ku-xigeenka dolwad Goboleedka Galmudug, Mudane Cali Daahir Ciid oo maalmahaan Safar shaqo ku jooga magaalada Muqdisho.

Mas’uuliyiintan ayaa kawada hadlay xaaladda guud ee dalka iyo sidii dowladda Federaalka ah ay uga qayb qadan lahayd Horumarinta deegaannada Galmudug.

Labada dhinac ayaa sidoo kale kawada hadlay sidii ay wadashaqayn xoggan u dhexmari lahayd Wasaaradaha Xukuumadda Fadaraalka iyo Wasaaradaha Dowlad Goboleedka Galmudug.

Sii-hayaha Ra’iisul Wasaaraha dalka Mahdi Maxamed Guuleed Khadar ayaa dhankiisa Madaxda Galmudug ku amaanay shaqadii wanagsanayd ee ay qabteen muddadi koobnayd ee ay xilka hayeen, isagoo tilmaamay inay garab u noqon doono horumarada ka socda Galmudug.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...