Friday, May 29, 2026
26.9 C
Mogadishu

AKHRI: Madaxweyne Lafta-gareen oo guddi u saaray dilalkii Baydhabo loogu geystay Cali Marguus

Baydhabo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koofurgalbeed Soomaaliya, Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta magacaabay guddi baaritaan ku sameeya dilal bishaan ka dhacay magaaladda Baydhabo ee xarunta Gobolka Baay, kaasoo loo geystay ganacsade Cali Aadan Xuseen (Cali Marguus).

Laftagareen ayaa magacaabay guddi ka kooban ilaa 9 xubnood, kuwaasi oo isugu jira  golayaasha dowladd gobaleedka Koonfur Galbeed, laamaha ammaanka,maamulada gobolka iyo kan degmada Baydhabo.


Xafiiska Halqaran.com, Muqdisho
Halqarannews@gmail.com 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...