Sunday, May 31, 2026
26.4 C
Mogadishu

Madaxweynaha Hirshabelle oo si weyn loogu soo dhaweeyay Dhuusamareeb +(SAWIRRO)

Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha maamul Goboleedka Hirshabelle, Mudane Maxamed Cabdi Waare oo diyaarad Helicopter ay leedahay Qaramada Midoobay ka qaaday Magaalada Baladwyene ayaa gaaray Magaalada Dhuusamareeb.

Wafdiga ayaa waxaa waxaa garoonka diyaaradaha Dhuusamareeb ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) iyo mas’uuliyin kale oo ka tirsan Galmudug.

Madaxweynaha Hirshabelle ayaa noqday madaxweynihii ugu horreeyay ee Maamul goboleed ee Shirka halkaasi uga furmaya Madaxda Dowlad Goboleedyada u taga magaalada Dhuusamareeb.

Dhinaca kale, Ciidamo ku hubeysan Afar gaari oo kuwa kuwa dagaalka ah oo kamid ah Ilaalada Madaxweynaha Hirshabelle ka ambabaxay Magaalada Baladweyne, iyaga oo ku sii jeeda magaalada Dhuusamareeb.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...