Saturday, May 16, 2026
27.3 C
Mogadishu

AKHRISO: War-murtiyeedka Madaxda dowlad goboleedyada & Dhuusamareeb oo lagu ballamay

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxda maamul goboleedyada ayaa war-murtiyeed si wadajir u soo saaray ku shaaciyay inay shir deg-deg isugu imaanayaan, kaas oo lagu qabanayo Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug.

Shirkaan ayaa qabsoomi doono doona 9 bishan July oo ku beegan Khamiista soo socota, waxaana War-murtiyeedkooda ay ku sheegeen in shirka looga hadli doono arrimaha masiiriga ah ee dalka gaar ahaan arrimaha doorashooyinka.

Madaxda dowlad goboleedyada ayaa sheegay, in shirkan ay sidoo kale uga tashanayaan sidii ay shir deg deg ah isugu imaan lahaayeen Madaxda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada sida ugu dhaqsiyaha badan.

Haddaba halka hoose ka akhriso war-murtiyeedka:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...