Saturday, May 2, 2026
28.3 C
Mogadishu

Dhageyso: Puntland oo shaacisay natiijooyinka imtixaanka Fasalka 8-aad, iyo 10 Arday ee ugu sarreysa.

Qaar ka mid ah Ardayda dugsiyada sare ee Puntland oo imtixaan u fadhiya

Garoowe (Halqaran.com) – Wassaaradda waxbarashada iyo tacliinta sare ee dowlad goboleedka Puntland ayaa Khamiistii maanta si rasmi ah ugu dhawaaqday natiijada imtixaanka shahaadiga.

Wasaaradda ayaa ku dhawaaqday natiijada fasallada 8-aad ee sanad dugsiyeedkii dhammaaday 2018/2019-ka.

Sidoo kale, mahadcelin ballaaran hawada u marisay ardaydii kaalimaha sar sare ka galay imtixaanaadka deegaannada Puntland.

Haddaba hoos ka dhageyso Magacyada ardayda iyo natiijooyinka iyo sida ay kaalimaha u kala galeen intuba.

Xafiiska Halqaran.com, Garoowe
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...