Saturday, June 13, 2026
25.9 C
Mogadishu

Koonfur Galbeed Soomaaliya oo beenisay Warar laga baahiyay

Baydhabo (Halqaran.com) – Dowladd Goboleedka Koonfur Galbeed ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay hadalo been abuur ahaa oo malmahan la isla dhexmaraayey baraha bulshada.

War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska madaxweynaha maamulka koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Laftagareen ayaa lagu sheegay in warkaas uu yahay been abuur, islamarkaana ay xiriir wanaagsan ay la leeyihiin Dowladda Dhexe.

Halka hoose ka akhriso War ka soo baxay Koonfur Galbeed:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...