Tuesday, July 7, 2026
25.2 C
Mogadishu

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo maanta magacaabis sameeyay

Kismaayo (Halqaran.com) – Madaxwaynaha dowlad goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta magacaabay guddiga qaban qaabada aaska wasiirkii wasaarada waxbarashada iyo tacliinta sare ee Jubbaland ee dhawaan ku geeriyooday dalka Hindiya.

Guddiga ayaa ka kooban 7 xubnood oo iskugu jira madaxwayne ku-xigeenka labaad ee Jubbaland, wasiiro, ganacsato iyo odayaasha dhaqanka.

Waxaa la filaa in 24-ka saac ee soo socoda in meydka Wasiirkii Waxbarashada Jubbaland la keeno magaalada Kismaayo, isla markaana Aaska ay ka qeyb galaan madaxda sare ee maamulka Jubbaland.

Haddaba halka hoose ka akhriso magacyada guddiga:

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...