Muqdisho (Halqaran.com) – Dab Khasaare Hantiyadeed geystay ayaa ka kacay Xarumo ganacsi oo ku yaalla Isgoyska KM4 ee Magaalada Muqdisho.
Dabka ayaa ahaa mid xooggan, waxaana uu ka bilowday geerish ku yaalla Isgoyska KM4.
Sidoo kale, dabka wuxuu burburiyay xarumo ganacsi oo ay ka mid yihiin dukaamo iyo Kaalinmo Shidaal oo yar yar.
Gaadiidka Gurmadka deg deg ah ayaa ku howlan sidii loo baqtiin lahaa dabkaasi xoogliga ku socda.
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com






