Afgooye (Halqaran.com) – Taliyihii Booliska Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeeladda hoose Marxuum Cabdiqaadir Nuurow ayaa ku dhintay qarax miino.
Qaraxa ayaa lagula eegtay deegaanka Xaawa Cabdi ee duleedka Dagmada Afgooye.
Qaar ka mid ah Mas’uuliyiinta Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa Risaala u sheegay in taliyaha uu ku soo jeeday Muqdisho.
Sidoo kale, waxa waxyeelo ay soo gaartay Ciidamo la socday taliyaha.
Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com





