Wednesday, May 6, 2026
28.5 C
Mogadishu

DAAWO SAWIRRO: Cumar Filish oo xariga ka jaray dayactir lagu sameeyay Masjir la dhisay 800 sano ka hor

Muqdisho (Halqaran.com) – Dhismaha Masjidka Taariikhiga ah ee Jaamacadda Shangaani waxaa la hirgaliyay 800-Sano ka hor sida ay sheegeen culumada iyo odeyaasha Degmada Shangaani waxa uuna Masjidkaan ka mid yahay goobaha taariikhiga ah ee dalka ku yaala gaar ahaan magaalada Muqdisho.

Inkastoo dhismaha masjidkan uu ku burburay rabshadihii dalka ka dhacay ayaa waxaa dib udhis ku sameeyay oo kafaala qaaday maamulka gobolka Banaadir waxaana si rasmi ah dhismaha Masjidka Jaamacadda Shangaani xariga kajaray Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho iyo wasiir ku-xigeenka wasaarada Owqaafta iyo Arimaha Diinta ee XFS si ay ugu cibaadeystaan bulshada Caasimadda.

Xarigjarka kadib ayaa masuuliyiintan wax ay kormeer ku sameeyeen qeybaha uu masjidkan ka kooban yahay, qeybaha ay kormeeren waxaa kamid ah dhismaha masjidkaan uu kasii hooseeyo ama ka hoos dhisan Masjidkale oo dhismihiisa la hirgaliyay in ka badan 800-Sano ka hor.

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...