Taliska NISA oo digniin cusub ka soo saartay Xaalada Dalka uu Marayo (AKHRISO)

Muqdisho(Halqaran.com) –Taliska Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ee NISA ayaa sheegay inay gacanta kusoo dhigeen ku dhawaad 10 qof oo si yaabo kala duwan u la macaamilayay dagaalamayaasha Al-shabaab.

War Qoraal ah oo lagu daabacay bogga Twitter-ka Taliska NISA ayaa lagu shaaciyay in la qabtay 10 qof, kuwaasi lagu eedeeyay inay si yaabo kala duwan u la macaamileen Al-shabaab, in kastoo aysan faah faahin ka bixin goobaha dadkaas lagu qabtay.

 

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqarannews@gmail.com