Wednesday, April 22, 2026
30 C
Mogadishu

Taliska Midawga Afrika oo War ka soo saaray Dill kii Toogashada Ahaa ee Almaas Elman

Muqdisho (Halqaran.com)- waa markii ugu horeysay Taliska ugu sareeya ee Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM ay ka hadlaan dilkii loo geystay allaha u naxariistee Almaas Elman kas oo ka dhacay xerada Xalane 20/11/2019 xili ay howlo shaqo u joogtay gudaha xarunta Xalane.

War saxaafaded ay soo saareen taliska AMISOM ayaa waxa ay ku sheegeen in Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Ciidanka amaanka ay kala shaqeyn doonaan baaritaan buuxa oo lagu sameeyo dilkii nasiib darrada ahaa ee ee loo geestay marxuumad, Elmaas Elman Ali, taas oo lagu dhex toogtay xarunta Xalane ee Magaalada Muqdisho.

sidoo kale waxaa arintaan horey ugu hadalay Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ayagana wada baaritaanno xooggan oo ku saabsan dilka Almaas Elman oo ahayd Diplomaasiyad iyo qof u dhaq-dhaqaaqda bulshada.

Halkaan Ka Akhriso Qoraalka AMISOM

Xafiiska Wararka Halqaran.com
Halqrannews@gmail.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here

spot_img

More like this

Discipline: Anshax&Nidaamku waa Buundada U Dhaxaysa Himilada iyo Guusha.

  Fahamka guud ee "Discipline"  Nidaamka iyo Edebta,Qof ka iyo Bulshada. Qormadaani waxay si cilmi ah u falanqeynaysaa macnaha...

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya?

Maxaa Hortaagan Midnimada iyo Dowladnimada Soomaaliya? Tan iyo markii  Dowladdii Dhaxe ee ugu  awooda badneyd  dowladaha Soomaray dhulka...

Maxkamadda Sare oo dil toogasho ah ku riday Sayid...

MUQDISHO(Halqaran.com)-Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqday go’aankeeda ku saabsan dacwaddii Eedaysane Sayid-Cali Macallin...