Xarardheere
Ciidamada Xoogga dalka oo deegaanno cusub kala wareegay Al-Shabaab
Xarardheere (Halqaran.com) - Ciidamada xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug ayaa Jimcihii saaka gaaray deegaanada Miliqo, Dabagalo,Cell Cabdi iyo kuwa kale kuwaasi oo hoostaga degmada...
Faah-faahin iyo Wararkii ugu dambeeyay dagaal Khasaaro geystay oo ka dhacay...
Mudug (Halqaran.com) – Waxaa –faah-faahin cusub ka soo baxaya dagaal beeleed ka dhacay deegaanno hoos yimaada degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.
Dagaal dhexmaray maleeshiyaad hubeysan...
Al-Shabaab oo isaga baxay deegaanno ka tirsan Mudug & Wararkii ugu...
Xarardheere (Halqaran.com) – Ururka Al-Shabaab ayaa lagu soo warramayaa inay isaga baxeen deegaanno ka tirsan Gobolka Mudug, sida Saraakiil ay sheegeen.
Saraakiil ka tirsan Ciidanka...






