Xamse Cabdi Barre
Maxaa looga hadlay Shirka Golaha Wasiirrada ee uu guddoominayay RW Xamse?
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamse Cabdi Barre, ayaa guddoomiyey shir Golaha Wasiirrada oo warbixinno looga dhageystay Guddiga Qaran ee...
Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban Xamse Cabdi Barre oo kulan la qaatay...
Muqdisho (Halqaran.com) –Ra’iisul Wasaaraha magacaaban ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa booqasho iyo salaan ugu tagay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Sheekh...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo magacaabay Ra’iisul Wasaaraha cusub ee Dalka +(SAWIRRO)
Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweynaha jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda federaalka Soomaaliya u magacaabay Mudane Xamse Cabdi Barre .
Xamza Cabdi Barre...
JUBBALAND ”Waxba laguma kordhinayo Hannaanka Doorashada maamulka, xilligeeda ayayna dhaceysaa!”
Kismaayo (Halqaran.com) - Xamse Cabdi Barre, guddoomiyaha guddiga doorashada Jubbaland ayaa maanta sheegay inaan loo baahnayn tallaabooyin kale oo la qaado si wax loogu...







