weerar Al Shabaab
Faah-faahin iyo Wararkii ugu dambeeyay weerarkii Al-Shabaab ku qaaday Xerada Ceelbaraf
Ceelbaraf (Halqaran.com) – Al Shabaab ayaa guulo ka sheegtay weerarkii subixii Talaadada maanta ah ay maleeshiyaadkooda ku qaadeen Xerada Ciidanka Nabad Ilaalinta Midowga Afrika...
Wararkii ugu dambeeyay Weerar lagu qaaday Saldhig ay ku sugnayeen ciidanka...
Gedo (Halqaran.com) – Waxaa saacadihii la soo dhaafay, ciidamada xogoga dalka Soomaaliya ay howlgallo kala duwan ka fuliyeen deegaanno ka tirsan gobolka Gedo, kaddib...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaaro geystay oo ka dhacay Shabeellaha Hoose
Sh/Hoose (Halqaran.com) – Maleeshiyaadka Ururka Al-Shabaab ayaa weerar ku qaaday Saldhig ciidamada DF Soomaaliya ku leeyihiin deegaannada Sabiid iyo Caanoole oo hoostaga degmada Afgooye...
Dad loo xir xiray weerarkii Khasaaraha geystay oo ay Al-Shabaab ku...
Lamu (Halqaran.com) - Laamaha Amniga Kenya ayaa waxaa ay shaaca ka qaadeen in ilaa 5 ruux ay u xireen weerarka khasaaraha badan dhaliyey ee...







