warbixin
Galmudug oo ka hadashay Qarax la fashiliyay iyo Howlgalka ka socda...
Mudug (Halqaran.com) - Wasaaradda Amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa ka warbixisay howlgallada Al-Shabaab looga saarayo gobolka Mudug, kuwaasoo ka socda deegaanno ku yaalla agagaarka...
Hay’adda Lacagta Adduunka ee IMF oo war ka soo saartay deyn-cafinta...
Muqdisho (Halqaran.com) - Warbixintan ay soo saartay Hey’adaha Lacagta Adduunka ayay ku sheegtay in kooxda Wadahadalka deyncafinta Soomaaliya ee Hey’adda ay heshiis looga gudbayo...
Wasiirka Maaliyadda ee DFS ‘Beyle’ oo ka warbixiyay horumarka Maaliyadda dalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ahna Gudoomiyaha Guddiga Maamulka Maaliyadda Dr. Cabdirahman Ducaale Beyle ayaa soo gudbiyay warbixinta afaraad ee Maamulka Maaliyadda.
Warbixintu waxay...
DHAGEYSO: Maxaa ka ogtahay in dalka Kenya ay sanadkii 700 qof...
Nairobi (Halqaran.com) - Ugu yaraan 700 oo qof ayaa dalka Kenya sannad walba u geeriyoota qaniinyada maska.
Khubarada dalka Kenya ayaa wada cilmi baaris ku...
DHAGEYSO WAREYSI: Maxaa ka taqaanaa Taariikhda taliyaha dagaalka tooska u galay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Toddobaadkan waxaa xilka taliyennimada ciidamada dawladda federaalka ah ee Soomaaliya la wareegay Jeneraal Odawaa Yuusuf Raage oo askarinnimada qortay 14 sano...
DHAGEYSO: Maxaa ka jira in Daacish-ta Soomaaliya ay dagaalkeeda u weecineyso...
Muqdisho (Halqaran.com) - Kooxda Daacish ee Soomaaliya ayaa muuqaal ay soo duubtay ku muujisay inay dooneyso inay beegsato dalka Itoobiya.
Muuqaalkan ayaa lagu sheegay in...









