Saturday, May 9, 2026
27.8 C
Mogadishu

Siciid Deni

Madaxweynaha Puntland ‘Siciid Deni’ oo Muqdisho kula kulmay Danjire James Swan

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho kulan sagootin ah Kula qaatay Ergayga gaarka ah...

Madaxweynaha Puntland oo sheegay inay ka qeyb qaadanayaan dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo khubad ka jeedinayay furitaanka kal-fadhiga 51aad ee Baarlamaanka ayaa ka hadlay xaaladda Guud...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland ‘Siciid Deni’ oo Muqdisho kula kulmay Danjire James Swan

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa hoyga uu ka deganyahay Muqdisho kulan sagootin ah Kula qaatay Ergayga gaarka ah...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo sheegay inay ka qeyb qaadanayaan dagaalka ka dhanka...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad Goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni oo khubad ka jeedinayay furitaanka kal-fadhiga 51aad ee Baarlamaanka ayaa ka hadlay xaaladda Guud...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland ‘Siciid Deni’ oo galabta gaaray Boosaaso

Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Jimcihii galabta gaaray Magaalada Boosaaso ee Gobolka Bari, kadib weerarkii xooganaa ee xalay maleeshiyada Al-Shabaab...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland ‘DENI’ oo kulan muhiim ah la qaatay madaxda Ururrada...

Garoowe (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni, ayaa xalay Magaalada Garowe ee xarunta Puntland kulan kula qaatay Madaxda Ururada Siyaasadda...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo +(SAWIRRO)

Gaalkacyo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaaladda Gaalkacayo. Madaxweynaha iyo...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Puntland oo loo doortay guddoomiyaha Urur Siyaasadeedka KAAH +(SAWIRRO)

Garoowe (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa loo doortay guddoomiyaha cusub ee Urur Siyaasadeedka KAAH. Urur Siyaasadeedka Puntland ee KAAH...