Thursday, July 9, 2026
24.9 C
Mogadishu

Shabeellaha dhexe

DF Somaliya ‘’40 Xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa lagu dilay G/Sh/Dhexe‘‘

Sh/Dhexe  (Halqaran.com) - Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in illaa 40 xubnood oo ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay, tiro kalana lagu dhaawacay howlgal qorshaysan oo...

Abaabul ciidan oo ka dhan ah Al-Shabaab oo ka billawday G/Shabeellaha Dhexe

Sh/Dhexe (Halqaran.com) - Dadka deegaanka Miirtaqwo ee gobolka Shabeellaha Dhaxe ayaa billaabay abaabulka inay qeyb ka noqdaan howlgallada ka dhanka ah Al-Shabaab ee ka...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Ayax tira badan oo ku habsaday deegaano ka tirsan Sh/Dhexe

Sh/Dhexe (Halqaran.com) – Iyadoo maalmihii la soo dhaafay lagu arkay deegaanno iyo degmooyin ka tirsan Gobolka Shabellaha dhexe Ayax farabadan ayaa baabi’iyay dalagyo farabadan oo tacbanaa. Meelaha...
Ahmed Mohamed

Wararkii ugu dambeeyay weerar khasaare geystay oo ka dhacay inta u dhaxeysa...

Sh/dhexe (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya Gobolka Shabellaha dhexe ayaa waxa ay sheegayaan in halkaasi uu ka dhacay weerar gaystay Khasaare oo lala...
Weriye Ahmed Abdi

UPDATE: Al-Shabaab oo la wareegay Saldhigyo ay ka baxeen ciidamada DF...

Sh/Dhexe (Halqaran.com) - Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay inay la wareegeen gacan ku haynta Saldhigyo Ciidamada dowladda ay baneeyeen oo ku yaallo Gobolka Shabellaha dhexe. Saldhigyada...
Editor

DEG DEG: Mas’uul ka tirsan maamulka Hirshabeelle oo Caawa la Dilay...

Jowhar (Halqaran.com) - Wararka ka imaanaya magaaladda Jowhar ee Caasimada Maamulka Hirshabeelle ayaa ku waramaya in caawa weerar Bambaano loo adeegsaday lagu qaaday Hoyga...