Sunday, July 12, 2026
26.9 C
Mogadishu

Sacuudiga

Dowladda Sacuudiga oo go’aan kasoo saartay Cumrada bisha barakeysan ee Ramadaan

Riyadh (Halqaran.com) - Mas’uuliyiinta Sacuudi Carabiya ayaa Isniintii sheegay in kaliya dadka iska tallaalay cudurka COVID-19 loo ogolaan doono Cumrada, laga billaabo bisha Ramadan. Wasaaradda...

Xildhibaan Ilhaan Cumar oo ku baaqday in la cunaqabateeyo Dhaxalsugaha Sacuudiga

Minnesota (Halqaran.com) - Xildhibaannad Ilhaan Cumar oo ka tirsan Aqalka Wakiillada ee Baarlamaanka Maraykanka ayaa soo jeedisay in cunaqabatayn la saaro Dhaxal sugaha dalka...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Warbixin – Xamaasadda Xajka Sanadkan 2019-ka & Sacuudiga oo la...

Makkah (Halqaran.com) - Xujeyda rabta inay soo gudato Xajka Sanadkan 2019-ka ayaa weli ku sii qul-quleysa magaalada Barakeysan ee Makkah ee dalka Sacuudi Carabiya. Soomaali...
Ahmed Mohamed

AKHRI: Sacuudiga oo dal oo dhan xujaydiisa dal ku-galkii u diiday...

Riyad (Halqaran.com) - Wasaaradda arimaha dibadda Sucuudiga ayaa soo saartay go’aan ay xujayda u dhalatay dalka Koongada Dimoqraadiga ugu diiday in ay siiiso dal...
Ahmed Mohamed

Sacuudiga oo cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ee Muqdisho

Jiddah (Halqaran.com) - War qoraal oo kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda dalka boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa si kulul loogu cambaareyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee...