RW Kheyre
RW Xasan Cali Kheyre oo u ambabaxay dalka Qatar
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa safar shaqo ugu ambabaxay magaalada...
Madaxweynihii hore Galmudug oo si weyn u soo dhaweeyay hadalkii RW...
Cadaado (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdikariin Xuseen Guuleed oo qoraal uu soo dhigay boggiisa Facebooga uga hadlay hadal ka soo yeeray Ra’iisul...
DAAWO SAWIRRO: Muxuu RW Kheyre kala hadlay Ciidamada Xoogga dalka ee...
Xudur (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqasho ugu tegay ciidamada xoogga dalka ee qeybta ka qaatay xorreynta Xudur, Ciidamo...
DAAWO SAWIRRO: Maxaa ka ogtahay kulanka uu RW Kheyre uu Baydhabo...
Baydhabo (Halqaran.com) - Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya, Xassan Cali Kheyre ayaa magaalada Baydhabo kulan kula yeeshay safiirrada dalalka saaxiibka la ah...
DHAGEYSO: Madaxweyne Koonfur Galbeed oo hor-dhigay RW Kheyre Saddex arrimood uu...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa Sabtidii maanta khudbad ka jeediyey isu soo bax lagu soo...
XOG AKHRI: Maxay ka dhigan tahay Xilka cusub ee maanta RW...
Muqdisho (Halqaran.com) – Raii‘sul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Xasan Cali Khayre ayaa xil cusub u magacaabay Sareeyo Guud Bashiir Maxamed Jaamac.
Bashiir Maxamed Jaamac ayaa khamiistii...









