Rooble
RW Rooble oo ka dhabeeyay ballanqaadkii uu u sameeyay Agoonta Ciidanka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa Talaadada maanta ah xarigga ka jaray dugsiga hoose dhexe ee agoonta Ciidanka...
RW Rooble oo amray ATMIS inay si deg-deg ah ula wareegaan...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa howlaha amniga ee doorashada guddoonka Golaha Shacabka, gaar ahaan Teendhada Afisiyooni ku wareejiyay...
UPDATE + VIDEO: RW ku-xigeenka dalka ‘Mahdi Guuleed’ oo raali gelin...
Muqdisho (Halqaran.com) - Mahdi Maxamed Guuleed oo ah ra’iisul wasaare ku xigeenka dalka ayaa garab istaag xoog leh u muujiyey Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo la kulmay Safiirka Masar u fadhiya Soomaaliya...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta Xafiiska Magaalada Muqdisho ku qaabilay Danjiraha Masar ee dalka, Amb. Mohamed Ibrahim Nasr.
Labada...
RW Rooble oo sheegay in la baabi’iyay hoggaanka guddiga doorashada gobollada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Guddiga Doorashooyinka Xildhibaanada Labada Gole ee Gobolada Waqooyi ayaa sheegay in...
Ra’iisul Wasaaare Rooble oo Muqdisho kula kulmay Wasiirka arrimaha dibada Ireland...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, Maxamed Xuseen Rooble ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibadda ahna Wasiirka Difaaca Ireland, Simon Coveney oo maanta...









