qaraxyo
Afhayeenka Booliska Soomaaliya oo ka war bixiyay Qaraxyadii maanta ka dhacay...
Muqdisho (Halqaran.com) –Afhayeenka Booliska Soomaaliyeed, Gaashaanle Saadiq Aaden Cali (Duudishe) ayaa faah faahin ka bixiyay laba qarax oo maanta ka dhacay meel u dhaw...
UPDATE: Al-Shabaab oo weerar ka geystay duleedka Mandheera
Mandera (Halqaran.com) – Maleeshiyaad ka tirsan Ururka Al-Shabaab ayaa la sheegay inay weerar ku qaadeen Goob ay ku sugnaayeen Ciidamo ka tirsan kuwa Kenya,...
Dowladda Qatar iyo Ururka OIC oo si kulul u cambaareeyay qaraxyadii...
Muqdisho (Halqaran.com) - War-murtiyeed kasoo baxay Wasaaradda arrimaha dibedda ee Dalka Qatar ayaa lagu cambaareeyay qaraxii khasaaraha geystay oo ay Al-Shabaab Sabtidii Shalay ka geysteen...
UPDATE: Faah-faahin ku saabsan qaraxyo Ciidamada DF Somaliya lagula beegsaday Shabellaha...
Leego (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahino cusub oo dheeraad ah kasoo baxaya qaraxyo geystay khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo Arbacada maanta ay ka...







