Muuse Biixi
Madaxweyne Muuse Biixi oo Cafis u fidyay Maxaabiis ku xirnaa Xabsiyada...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi ayaa wareegto madaxweyne oo summaddeedu Cafis Guud u fidiyey Maxaabiista dembiyada fudud ku xukuman ee xabsiyada...
DHAGEYSO: Madaxweynaha Somaliland oo shaaca ka qaaday inuusan laheyd awood uu...
Hargeysa (Halqaran.com) - Muuse Biixi Cabdi, Madaxdweynaha Somaliland, ayaa sheegay in xisbiyada muraacadka ah ay tuhunsan yihiin inuu muddo xileedka dheeraysan rabo, balse aanu...
Somaliland oo Digniin culus u dirtay DF Soomaaliya, kaddib markii…
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland Mudane Muuse Bixii Cabdi, oo Shir guddoominayay fadhigii 86aad ee Golaha Wasiirrada Somaliland, kuna wehelinaayey madaxweyne ku xigeenka Somaliland, ...
Madaxweynaha Somaliland oo 9 mas’uul xilka ka qaaday, kuwo cusubna magacaabay...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa waxa uu wareegtooyin Madaxweyne waxaa uu uu Xilka qaadis, bedel iyo Magacaabid ku sameeyey...
Somaliland oo war ka soo saartay Abaaraha iyo Doorashooyinka
Hargeysa (Halqaran.com) - Fadhigii 71aad ee golaha wasiirrada Somaliland oo uu shir guddoominayey Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi, kuna wehelinaayey Madaxweyne ku xigeenkiisa, Cabdiraxmaan Cabdilaahi...
Muxuu ahaa heshiiska ay kala saxiixdeen Jabuuti iyo Somaliland?
Jabuuti (Halqaran.com) – Jamhuuriyadda Jabuuti iyo Somaliland ayaa Axadda maanta ah kala saxiixday heshiis dhanka amniga ah gaar ahaan dagaalka ka dhanka ah waxa...









