Friday, July 10, 2026
26.8 C
Mogadishu

muddo kororsi

UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay Xaalad Cabsi ah oo ka jirta deegaannada Somaliland

Hargeysa (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya deegaannada Somaliland ayaa sheegaya, in khalalaasooyin siyaasadeed iyo mid amni darro ah laga cabsi qabo inay maanta ka...

Cutubyo ka tirsan ciidanka xoogga oo ka soo hor jeeda muddo kororsiga ayaa...

Muqdisho (Halqaran.com) - Duleedka waqooyi ee magaalada Muqdisho waxaa xalay soo dhoobtay cutubyo ka tirsan ciidamada Militeriga Soomaaliya, kuwaas oo ka gadoodsan muddo kororsiga...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Xasan Sheekh oo ka digay muddo kororsi ”lama aqbali karo...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha Madasha Xisbiyada Qaran, Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in go’aankii shalay...
Ahmed Mohamed

Xildhibaan Beene Beene: “Muddo kororsi ayay wadaan, Guddoonka Baarlamaanka iyo Madaxtooyda‘‘

Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Maxamuud Beene Beene oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ahna guddoomiyaha guddiga Ganacsiga Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ku eedeeyay Madaxtooyada iyo...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Madaxweynihii hore Somaliya Xasan Sheekh ”Hoggaanka DF Somaliya sida ay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay jujuubkii Axaddii shalay lagu sameeyay Madaxweynihii hore ee Somaliya, Shariif Sheekh...
Ahmed Mohamed

XOG: CALI GEEDI: “Ciddii Ku Riyooneysa Muddo Kororsi Uma Suurta Galayso”!

Garoowe (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cali Maxamed Geedi, ayaa waxaa uu ka digay in Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ay samaystan muddo...