muddo kororsi
DHAGEYSO: Xasan Sheekh oo ka digay muddo kororsi ”lama aqbali karo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna mid ka mid ah hoggaamiyeyaasha Madasha Xisbiyada Qaran, Xassan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in go’aankii shalay...
Xildhibaan Beene Beene: “Muddo kororsi ayay wadaan, Guddoonka Baarlamaanka iyo Madaxtooyda‘‘
Muqdisho (Halqaran.com) - Xildhibaan Maxamuud Beene Beene oo ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya ahna guddoomiyaha guddiga Ganacsiga Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ku eedeeyay Madaxtooyada iyo...
DHAGEYSO: Madaxweynihii hore Somaliya Xasan Sheekh ”Hoggaanka DF Somaliya sida ay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Somaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa ka hadlay jujuubkii Axaddii shalay lagu sameeyay Madaxweynihii hore ee Somaliya, Shariif Sheekh...
XOG: CALI GEEDI: “Ciddii Ku Riyooneysa Muddo Kororsi Uma Suurta Galayso”!
Garoowe (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cali Maxamed Geedi, ayaa waxaa uu ka digay in Madaxda Dowladda Federaalka Soomaaliya ay samaystan muddo...







