Monday, April 20, 2026
29 C
Mogadishu

Madaxweyne Xasan

Madaxweyne Xasan oo saxiixay wareegtada magacaabista taliyaha ciidanka XD Somaliya iyo…

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Wareegtada lagu magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay xubnaha labada guddi ee Dib-u-eegista dastuurka

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Xasan oo booqday Safaaradda Soomaaliya ee dalka Masar

Qaahira (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo booqasho rasmiga ah ku joogo dalka Masar, ayaa booqday xarunta Safaaradda Soomaaliya ay...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Xasan oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay munaasbadda Ciidda Carafo

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dadka Soomaaliyeed iyo muslimiinta caalamka ugu hambalyeeyey maalmaha barakaysan ee ciidda Carafo oo...
Ahmed Mohamed

Madaxtooyada Soomaaliya oo sheegtay in Madaxweyne Xasan uu ka bogsaday Covid-19

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dhawaan laga helay Cudurka Coronavirus ayaa la xaqiijiyay in baaritaan lagu...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Xasan oo la kulmay Jaaliyadda Soomaalida ee dalka Isu-taga imaaraadka...

Imaaraadka (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Jaaliyadda iyo ganacsatada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka Isu-tagga...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo u Ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, kaddib markii...
Ahmed Mohamed

Ahlu Sunna oo dooneysa in looga faa’ideeyo farriinta nabadaynta ee Madaxweyne...

Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Hoggaanka Ahlu Sunnada Gobolada Dhexe ayaa Madaxweynaha cusub ee dalka, Xasan Sheekh Maxamuud ka filaya in uu dhexdhexaadiyo iyaga iyo Maamulka...