Monday, April 20, 2026
29 C
Mogadishu

Madaxweyne Xasan

Madaxweyne Xasan oo saxiixay wareegtada magacaabista taliyaha ciidanka XD Somaliya iyo…

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Wareegtada lagu magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay xubnaha labada guddi ee Dib-u-eegista dastuurka

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo...
spot_imgspot_img
Opinion
Jama Sh. Yusuf

Madaxweyne Xasan Sheekh ”Waa in aan ka hortagnaa Khayaanada ay Al-Shabaab...

Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qormo dheer ka qoray gulufka colaadeed ee Dowladda Soomaaliya iyo dadka shacabka ay...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Xulka da’yarta Soomaaliyeed ee ku guuleystay...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ugu hambalyeeyey xulka da’ yarta Soomaaliyeed ee kubadda cagta guusha taariikhiga ay u soo...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Xasan oo la kulmay dhigiisa dalka Uganda Yoweri Museveni

Kampala (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa kala hadlay xasilloonida...
Ahmed Mohamed

Maxaan ka ognahay Ujeedka rasmiga ah ee Madaxweyne Xasan u tegay...

Kampala (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay booqasho uga billaabatay dalka Uganda ayaa si diirran...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo Amar siiyay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, ayaa uga warbixiyey mudnaanta...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Xasan Sheekh oo war ka soo saaray Amniga dalka

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimaha amniga magaalada Muqdisho ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay ciidamada...