Monday, April 20, 2026
29 C
Mogadishu

Madaxweyne Xasan

Madaxweyne Xasan oo saxiixay wareegtada magacaabista taliyaha ciidanka XD Somaliya iyo…

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa saxiixay Wareegtada lagu magacaabay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Sarreeye Guuto Ibraahim Sheekh Muxiyadiin...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulamo la qaatay xubnaha labada guddi ee Dib-u-eegista dastuurka

Muqdisho (HalQaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka iyo...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha JFS Xasan oo dalalka Kenya iyo Uganda kala hadlay la...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galaya Madasha Iskaashiga Afrika iyo Maraykanka ayaa kulan doceedyo la qaatay dhigiisa...
Jama Sh. Yusuf

Madaxweyne Xasan oo Dhagax-dhigay qaabka casriga ah ee loo dhisayo Villa...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ka qeyb galay munaasabad ku saabsan dib u habeynta Xafiisyada Madaxtooyada ayaa dhagax...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Xasan oo gaaray Magaalada Baxdo, kuna baaqay in dalka laga...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo dardar galinaya howlgalada dalka looga ciribtirayo Khawaarijta Al-shabaab, ayaa gaaray magaalada Baxdo ee...
Ahmed Mohamed

Muxuu Madaxweyne Xasan ku soo arkay xarunta lagu tababaro Ciidanka Badda...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo uu weheliy dhigiisa dalka Ereteriya Mudane Isaias Afwerki ayaa kormeeray xerada ay tababarka...
Jama Sh. Yusuf

Madaxweyne Xasan oo Khudbad ka jeediyay Shirka Caalamiga ah ee Isbaddelka...

Sharma Sheekh (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta khudbad ka jeediyay shirka caalamiga ah ee isbeddelka Cimilada Adduunka (COP27)...
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Xasan ‘‘Dadkeennaan lagu xasuuqay ZOOBE, waxaa ku jiray hooyooyin ilmahooda...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray isgooyska Soobbe ee magaalada Muqdisho si uu ugu kuur galo baaxadda dhibaatada...