Madaxweyne Xasan
Madaxweyne Xasan Sheekh ”Waa in aan ka hortagnaa Khayaanada ay Al-Shabaab...
Muqdisho (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa qormo dheer ka qoray gulufka colaadeed ee Dowladda Soomaaliya iyo dadka shacabka ay...
Madaxweynaha JFS oo u hambalyeeyay Xulka da’yarta Soomaaliyeed ee ku guuleystay...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo ugu hambalyeeyey xulka da’ yarta Soomaaliyeed ee kubadda cagta guusha taariikhiga ay u soo...
Madaxweyne Xasan oo la kulmay dhigiisa dalka Uganda Yoweri Museveni
Kampala (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa kala hadlay xasilloonida...
Maxaan ka ognahay Ujeedka rasmiga ah ee Madaxweyne Xasan u tegay...
Kampala (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo oo ay booqasho uga billaabatay dalka Uganda ayaa si diirran...
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo Amar siiyay Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo Madaxtooyada Qaranka kulan wadatshi ah kula qaatay culimada Soomaaliyeed, ayaa uga warbixiyey mudnaanta...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo war ka soo saaray Amniga dalka
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay arrimaha amniga magaalada Muqdisho ayaa ku boorriyay shacabka Soomaaliyeed in ay ciidamada...









