maamulka Hirshabeelle
Faah-faahin laga helayo dagaal ka dhacay Jowhar iyo sargaal ku geeriyooday
Jowhar (Halqaran.com) - Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal xooggan oo u dhexeeyay ciidanka dowladda Federaalka, kuwa maamulka Hirshabeelle iyo kooxda Macawiisleyda oo...
Baarlamaanka maamulka Hirshabeelle oo Ansixiyay miisaaniyadda 2021
Jowhar (Halqaran.com) - Kalfadhiga 1aad Kulankiisa 12 ee Baarlamanka Dowlad Goboledka Hirshabelle oo uu Shir Guddoominayey Guddoomiyaha Baarlamanka Hirshabeelle Dr. Cabdixakim Luqmaan Xaaji Muxumed...
Madaxweyne ku-xigeenka Hirshabeelle oo si weyn loogu soo dhaweeyay Beledweyne +(SAWIRRO)
Beledweyne (Halqaran.com) - Wafdi uu hoggaaminaayo Madaxweyne Ku xigeenka dowlad goboleedka Hirshabeelle, Yuusuf Axmed Hagar, ayaa Khamiistii maanta gaaray Magaalada Beledweyne.
Xubnaha Wafdiga ayaa waxaa...
Maamulka Hirshabeelle oo maanta doortay Madaxweyne cusub iyo ku-xigeenkiisa
Jowhar (Halqaran.com) - Doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle iyo ku-xigeenkiisa ayaa ka dhacday Magalaada Jowhar , iyadoo si weyn loo adkeeyay Ammaanka Xaafaddaha ay...
UPDATE: Nin Askari ah oo Shan kun Shillin Soomaali dartiis u...
Jowhar (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya Magaalada Jowhar ee Caasimadda Hirshabeelle ayaa waxa ay sheegayaan in askari ka tirsan Ciidamada Maamulka Hirshabeelle uu nin...








