la wareegay
UPDATE: Ciidamada DF Soomaaliya ee la geeyay Dhuusamareeb oo xarumo muhiim...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ciidamada dowladda Federalka Soomaaliya ee la geeyay Magaalada Dhuusamareeb ayaa lagu soo sheegayaa inay la wareegeen xarumo muhiim ah oo ku...
Ciidamada XDS oo Al-Shabaab kala wareegay deegaano ka tirsan gobolka Gedo...
Baardheere (Halqaran.com) - Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed qeybta 43-aad ayaa waxaa ay howlgallo ka fuliyeen deegaano hoostaga degmada Baardheere ee Gobolka Gedo, waxaana saraakiisha...
Al-Shabaab oo dagaal kula wareegay deegaanka Daynuunaay & Xaaladda oo kacsan...
Baydhabo (Halqaran.com) – Wararka ka imaanaya deegaanka Daynuunaay ee dulaadka magaalada Baydhabo ee gobolka Baay, ayaa sheegaya in maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ay weerar...
Ciidamada Xoogga dalka oo deegaan muhiim ah kala wareegay Al-Shabaab
Awdheegle (Halqaran.com) - Wararka naga soo gaaraya deegaanka Awdheegle ee gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa sheegaya, in ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa Midowga Afrika ee...







