kulanka
Madaxweyne Xasan oo la kulmay dhigiisa dalka Uganda Yoweri Museveni
Kampala (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo la kulmay dhiggiisa dalka Uganda Mudane Yoweri Kaguta Museveni ayaa kala hadlay xasilloonida...
Maxaa ka soo baxay kulanka Xukuumadda Somaliland iyo Madaxda Odayaasha Dhaqanka?
Hargeysa (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Somaliland Maxamed Kaahin Axmed, ayaa kulan kula qaatay Madax dhaqameedka Somaliland Xarunta Wasaaradda Arrimaha Gudaha ee Magaalada...
Maxaa kaa soo baxay Kulankii RW Rooble, Madaxda Dowlad goboleedyada &...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha XF Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galay casho sharaf uu Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye u...
Madaxtooyada Somaliya oo ka war ka soo saartay kulankii M/weyne Farmaajo...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay Danjireyaasha iyo Wakiillada Beesha Caalamka ee fadhigoodu yahay Muqdisho...
Madaxweyne Farmaajo, Axmed Madoobe iyo Saciid Deni oo ku kulmay Villa...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xalay Aqalka Madaxtooyada ee Villa Soomaaliya kulan casho sharaf ugu sameeyay Madaxweyneyaasha Jubbaland...
Madaxweynaha Galmudug QoorQoor oo la kulmay guddiga farsamada Doorashooyinka Qaranka +(SAWIRRO)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo dib ugu soo laabtay Dalka ayaa la shiray qaar kamid ah Guddiga Farsamada ee Ka Baaraan...









