Khasaaraha
DF Soomaaliya oo sheegtay Khasaarihii ka dhashay dagaalkii ka dhacay Xabsiga...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ciidamada ammaanka ayaa la sheegay inay ku guuleysteen in ay soo afjaraan howlgalkii ka socday Gudaha Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho,...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay ismiidaamintii ka dhacday deegaanka Bacaadweyne
Bacaadweyn (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya weerar ismiidaamin ah oo ka dhacay deegaanka Bacaadweyn ee gobolka Mudug, kaasi oo lala...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay dagaalkii degmada BaledXaawo & Khasaarihii ka dhashay
BeledXaawo (Halqaran.com) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaalkii xooganaa ee Isniintii maanta duleedka Degmada BeledXaawo ku dhex maray...
WARBIXIN: Maxaa laga baran karaa weerarkii Hoteelka SYL ee Muqdisho?
Muqdisho (Halqaran.com) - Weerarkii abaabulnaa ee maleeshiyada Al Shabaab ku qaadeen Hotel SYL ee Magaalada Muqdisho ayaa bannaanka keenay in Shabaabku uu bedelay taatikadii...
Wararkii ugu dambeeyay dagaal khasaare geystay oo ka dhacay deegaanka Baar-Sanguuni
Kismaayo (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya dagaal maleeshiyaadka Al-Shabaab iyo Ciidamada Jubbaland ku dhexmaray duleedka Magaalada Kismaaayo ee xarunta KMG...
UPDATE: Wararkii ugu dambeeyay qarax khasaare geystay oo ka dhacay isgoyska...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya qarax gaari ku xirnaa oo maanta ka dhacay Magaaladda Muqdisho.
Qaraxaan ayaa ka dhacay Isgoyska...









