Karaash
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland ‘Karaash’ oo dib ugu noqday Garoowe +(SAWIRRO)
Garoowe (Halqaran.com) – Ku simaha Madaxweynaha ahna Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) iyo wafdi uu hoggaaminayo oo Muqdisho ka...
UPDATE: Waan-waan laga dhex wado madaxweynaha Puntland iyo ku-xigeenkiisa & Wararkii...
Garowe (Halqaran.com) - Mas’uuliyiinta dalladda ay ku mideysan yihiin ururrada Bulshada Rayidka ah ee Puntland ayaa dadaal ugu jira sidii ay u xallin lahaayeen...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland: Salaanta iskama qaadno madaxweyne Deni! +(WAREYSI)
Garowe (Halqaran.com) - Waxaa mar qura soo shaac baxday Khilaaf xoog leh oo u dhaxeeya Madaxweynaha Puntland iyo Ku xigeenkiisa, taasi oo keentay Khilaafka...
Madaxweyne ku-xigeenka Puntland oo ka hor-yimid magacaabistii golaha wasiirada ee Saciid...
Garowe (Halqaran.com) - Madaxweyne ku-xigeenka dowlad goboleedka Puntland, Mudane Axmed Cilmi Cismaan (Karaash) ayaa Sabtida maanta soo saaray wareegto uu ku cadeynayo in aysan...
Maxaa ka jira in uu Khilaaf soo kala dhex galay madaxweynaha...
Garowe (Halqaran.com) – Kaddib markii Khamiistii shalay uu madaxweynaha maamulka Puntland uu xilkii ka qaaday Taliye kuxigeenka Ciidanka Madaxtooyada Puntland, oo uu sidoo kale...








