Imaaraadka Carabta
Madaxweynaha JFS Xasan Sheekh oo u Ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF ah ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa u ambabaxay dalka Imaaraadka Carabta, kaddib markii...
Soomaaliya oo ballan-qaad cusub ka heshay Imaaraadka Carabta
Muqdisho (Halqaran.com) - Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa kulan la yeeshay Safiirka Dowladda...
Imaaraadka Carabta oo Soomaaliya ugu deeqay lacag dhan $9.52malyan oo Dollar.
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Imaaraatka Carabta ee cusub Maxamed Bin Zayid ayaa amray in ay Xukuumadiisu siiso Soomaaliya lacag dhan 35malyan oo Dirham, una...
Turkiga: Imaaraadka Carabta wuxuu taageeraa Ururka Al-Shabaab ee Soomaaliya
Istanbul (Halqaran.com) – Dowladda Turkey ayaa Imaaraadka Carabta ku eedeysay inay qalalaase ka wadaan Bariga Dhexe, ayaga oo faro-gelinaya Libya iyo Yemen, eedeyntaas oo...
Dowladda Turkiga oo Imaaraadka Carabta ku eedeysay inay taageerto Ururka Al-Shabaab
Ankara (Halqaran.com) - War kasoo baxay Dowladda Turkiga ayaa waxaa lagu sheegay in Dowladda Imaaraadka Carabta ay taageerto maleeshiyada Ururka Al-Shabaab ee ka dagaallama...
Imaaraadka Carabta oo DF Somaliya ku wareejisay Qalab caafimaad oo loogu...
Muqdisho (Halqaran.com) - Dowladda Imaaraatka Carabka ayaa Diyaaraddii ugu horraysay ee sida Qalabka Caafimaad waxay soo gaarsiiyay Magaaladda Muqdisho.
Gargaarkan Caafimaad ayaa ah mid looga...









