guddi
XOG: Puntland oo ka soo horjeesatay guddiga Farmaajo u magacaabay Wada-hadallada...
Garowe (Halqaran.com) - Maamulka Puntland ayaa waxa uu ka horyimid guddigii uu Arbacadii Madaxweynaha Somaliya, Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo u magacaabay wadahadalada Soomaaliya iyo...




