gobolka Sanaag
Puntland oo ciidamo tira badan geystay magaalada Bandhan ee G/Sanaag
Sanaag (Halqaran.com) - Puntland ayaa Ciidamo farabadan oo ka tirsan kuwa daraawiishta waxaa ay geysay magaalada Badhan ee gobolka Sanaag, halkaas oo maalmihii la...
Somaliland oo ku dhawaaqday xaalidihii ugu badnaa ee Coronavirus mar qura...
Hargeysa (Halqaran.com) - Somaliland ayaa waxay ku dhawaaqday xaaladihii ugu badnaa oo mar qura ay ka diiwaangeliso deegaanadeeda, tan iyo markii xanuunka COVID-19 laga...
Dagaal Khasaare geystay oo ka dhacay deegaan ka tirsan G/Sanaag &...
Sanaag (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sanaag, aya sheegaya, in dagaal khasaare geystay uu ka dhacay deegaan lagu magacaabo Fadhigaab oo ka...
Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay Sanaag & Wararkii ugu dambeeyay...
Sanaag (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahino cusub oo dheeraad ah kasoo baxaya dagaal Khasaare geystay oo labo maleeshiyo beeled ku dhexmaray deegaano ka tirsan gobolka...
Update Dhageyso: PUNTLAND oo xaqiijisay in Al-Shabaab ay qabsatay deegaan muhiim...
Yubbe (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Sananag ayaa sheegaya, in maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab ay maanta la wareegeen deegaanka Gacan-maroodi oo ka...
DHAGEYSO XASAASI: Puntland ‘‘Ciidanka wax saameyn ah kuma yeelan xil ka...
Garoowe (Halqaran.com) – Sareeye Guuto Cabdullaahi Cumar Canshuur oo ah taliyaha qeybta 9-aad ee ciidanka Daraawiishta dowladda Puntland ee fadhigoodu yahay gobolka Sanaag ayaa...








