gobolka Bari
Ciidanka Booliska Puntland oo soo qabtay eedeysane dil horey u geystay
Boosaaso (Halqaran.com) - Ciidanka Booliska Gobolka Bari oo Kashanaya Bulshada iyo Qeybaha Kala Duwan ee Cidamada ayaa Gacanta ku so Dhiigey Gacan ku dhiigle...
Amarro laga soo saaray nabad gelyada magaalada Boosaaso
Boosaaso (Halqaran.com) - Kulan ay isku yimaadeen maamulka gabolka Bari oo u shir guddoominayay gudoomiyaha gabolka Abdirsaaq Saciid ali (Shaahdoon) oo muddo labbo maalmood...
Puntland oo ka warbixisay howlgallo ka dhan ah Al-Shabaab iyo Daacish
Bari (Halqaran.com) – Saacadihii la soo dhaafay, ciidamada Puntland ayaa howlgallo kala duwan ka fuliyay dhulka buuraleyda ah ee Gobolka Bari, halkaas oo mararka...
Puntland: Guddiga ka hortaga Cudurka COVID-19 oo go’aanno soo saaray
Bari (Halqaran.com) - Guddiga ka hortagga iyo la dagaalanka Cudurka Safmareenka ah ee Coronavirus ee Gobolka Bari ayaa soo saaray Go’aano looga hortagayo Cudurka,...
Puntland oo howlgal ku qabatay xubno ka mid ah Al-Shabaab
Bari (Halqaran.com) - Ciidamada PSF-ta Puntland ayaa howlgal ka dhan ah Ururka Al-Shabaab ka fuliyay deegaannada Muguc iyo Ceel Onkod ee buuraha Cal Madow...
DHAGEYSO: Puntland iyo Ganacsada oo ugu dambeyn ku heshiiyay isticmaalka Shilling...
Garoowe (Halqaran.com) –
Dowlad goboleedka Puntland iyo ganacsatada Gobolka Bari ayaa Arbacadii maanta ku heshiiyay in la socodsiiyo lacagta Shilling Soomaaliga, kaddib kulan saacado qaatay...









